Monthly Meeting

Waxa  qabsoomay maalinkii khamiista Shirkii bilaha ahaa ee Gollis University Burao kulankaas oo uu Gudoomiyaha jaamacadu la yeeshay dhamaan hawl-wadeenada xafiisyada Kala duwan ee jaamacada , shirkan ayaa looga hadlay sidii xooga loo saari lahaa tayada waxbarashada ee ardayda.

Add a Comment

Your email address will not be published.